Language
  • English (US)
  • Español
  • Somali
  • Foomka Cabashada COVID-19

  • Foomka Cabashada COVID-19 waxaa loo adeegsadaa haddii aad uga baahan tahay caawimaad dhibaato la xiriirta COVID-19 sida khayaanada, khiyaanooyinka caafimaadka la xiriira (bogsashada mucjisooyinka, alaabada, ama daweynta), ku-simaha dowladda iyo khiyaanooyinka gargaarka lacageed, dambiyada internetka, dambi lacageed, danbi nacayb, ama dano kale oo la xiriira sharciga madaniga ama dambiyada.

    Xafiiska Minnesota Attorney General wuxuu isku dayi doonaa inuu ka caawiyo wax ka qabashada waxyaabaha aad ka welwelsan tahay, haddii aan u maleynno inay ku caawin karno.

    Haddii aad uga baahan tahay caawimaad arrimaha macaamiisha guud, oo aan ku xirnayn COVID-19, fadlan isticmaal Consumer Assistance Foomka.

    * Waa loo baahan yahay

  • Macluumaadkaaga

  • Arrinta ka Cawday

  • Macluumaad kale


  • Sheyga, Adeeg, ama lacag bixinta (hadee ee jirto)

  • / /
    Pick a Date
  • Sharraxa iyo xallinta

  • Lifaaq faylasha
    Cancel of
  • Hadaad rabto koobi daabacan oo foomkaaga ah, fadlan dhagsii "Foorm Daabac" kahor intaadan gudbin.
  • Should be Empty: